333 Views

Maamul goboleedyada oo ka dalbadey dowlada Soomaaliya inay fasaxdo gargaarka abaaraha

Maamul goboleedyada oo ka dalbadey dowlada Soomaaliya inay fasaxdo gargaarka abaaraha
____________________________________________________________________________

Arbaco: SEPTEMBER 14, 2022

Wasiirrada gargaarka iyo maareynta masiibooyinka ee dowlad goboleedyada Soomaaliya, ayaa xukuumadda federaalka waxey ka dalbadeen inay si degdeg u soo fasaxdo lacagaha looggu tala galay abaarta.

Wasiirrada ayaa maanta waxaa magaalada Baydhabo ugu soo gaba gaboobay kulan, ay halkaas ku lahaayeen muddo 3 maalmood ah.

Hay’adaha gargaarka ayey ka dalbadeen inay si dhow ula shaqeeyaan maamul goboleedyada, si loo helo hanaan iskaashi oo isku xiran.

Waxay sidoo kale kaloo ku heshiiyeen in bishiiba ay mar isu yimaadaan kulan, iyagoo kulankooda xiga ku ballamay in lagu qabto magaalada Garowe 16-ka bisha October.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post