765 Views

Musharaxiinta oo lagu wado inay Xukuumadda u gudbiyaan xubnaha doorashooyinka ee ka Tirsan Nisa

Musharaxiinta oo  lagu wado  inay Xukuumadda u gudbiyaan xubnaha  doorashooyinka ee ka Tirsan Nisa
____________________________________________________________________________

May 31 2021

Midowga Musharaxiinta ayaa lagu wadaa inay Xukuumadda u gudbiyaan liiska xubnaha qaar ee Guddigii doorashooyinka dalka kuwaas oo uu muran ka taaagan yahay.

Musharaxiinta ayaa la sheegay in xubnaha ay gudbinayaan ay gaarayaan labaatameeyo ruux oo xubin ka ahaa Guddigii doorashooyinka, oo khilaafka hareeyay.

Shaqsiyaadka ayaa lagu eedeeyay inay yihiin shaqaalaha dowladda, ciidamada  Nabadsugida iyo taageerayaasha dowlada


sidoo kale Guddiga Musharaxiinta u qaabilsanaa turxaan bixinta guddigan oo shalay ku kulmay magaalada Muqdisho  ayaa isku waafaqay tirada iyo xubnaha ay tahay in laga saaro Guddiga, iyagoo laga doonayo inay caddeymo u keenaan.


Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post