495 Views

Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo u ambabaxay Magaalkada Garoowe.

Gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada oo u ambabaxay Magaalkada  Garoowe.
____________________________________________________________________________

Sabti: January 22, 2022

-Maxamed Cawil Warsame gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa saakay safar shaqo u aaday magaalada Garowe ee caasimada  Dowlad goboleedka Puntland.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 4 xubnood ayaa goobjoog waxay ka noqon doonaan doorashada Golaha Shacabka BFS  ee ka dhici doonta Maanta Magaaladda Garawe Ee casimadda Dowlad Goboleedka Puntland.

Safarka gudoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada iyo xubnaha la socdo ayaa imaanayo xili maanta lagu waddo in ay halkaasi ka dhacdo Doorashada Shan kamid ah Golalaha Shacabka Soomalia.

Shanta kursi oo maanta la qabanayaa doorashadooda, ayaa kala #Hop200 #Hop235 #Hop249 #Hop166 iyo  Hop196, iyadoona lasii shaciyay Xubnaha loo dooran doono kuraastaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post