1233 Views

Boris Jonhson oo ku sheegay booqashada madaxweyde Joe Biden ee UK neecoow Udgoon

Boris Jonhson oo  ku sheegay booqashada madaxweyde Joe Biden ee UK neecoow Udgoon
____________________________________________________________________________

.June 11 2021

Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska Boris Jonhson ayaa ku sheegay booqashada madaxweyde Joe Biden ee UK neecoow qaboow, markii ay labada mas’uul kulmeen kahor shirka G7.

Labbada masuul ayaa mar ay fursad u siiyeen warbaahinta in ay sawiro ka qaado muujiyey dhoolla cadeyn aan lahayn joogsi, dareen saaxiibtinimo iyo isu soo dhowaansho.

Sidoo kale Dalalka UK iyo USA ayaa ah wadamada aduunka ugu Hubka badan marka loo eego Yurub iyo Maraykan, waxaana si gaar ah ay u yihiin saxiibo dhaw labadaas dal

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post