1317 Views

Guddoomiye & kuxigeenkiisa oo loo doortay Magalada Berbera

Guddoomiye & kuxigeenkiisa oo loo doortay Magalada Berbera
____________________________________________________________________________

Magaalada Berbera ee degaannada Soomaliland waxaa Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo kuxigeenkiisa, iyad aoo ay gobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala duwan.


Golaha degaanka Magaalada Berbera ayaa Guddoomiyaha Magaalada waxaa ay u diirteen Cabdishakuur Maxamuud Ciddin, kaas oo xilkaasi horay u haayay, halka Guddoomiye kuxigeenka Golaha loo doortay Nuur Cabdi Jaamac.
Doorashada Guddoomiyaha Magaalada Berbera & kuxigeenkiisa ayaa mas’uuliyinta ku tartamay ay ka kala socdeen xisbiyada Kulmiye, UCID iyo WADANI.


Sidoo kale Maalmaha soo socda ayaa waxaa la filayaa in degaannada Soomaaliland ay ka bilaawdaan doorashooyinka guddoomiyeyaasha gobolada iyo degmooyinka Soomaaliland

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post