867 Views

Putin: Ciidamada Ruushka waxay u dhaqmeen si geesinimo leh oo hufan

Putin: Ciidamada Ruushka waxay u dhaqmeen si geesinimo leh oo hufan
____________________________________________________________________________


Talaado: April 12, 2022

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin, ayaa sheegay in ciidamadiisa militari ee weerarka ka waday Ukraine ay u dhaqmeen si geesinimo leh, si hufan ayna adeegsadeen hubka ugu casrisan, sida ay ku warantay wakaalada wararka ee Tass.

Waxa uu sheegay in Ruushku “aysan u furnayn tallaabo kale” oo aan ahayn in uu hawlgal millatari ka bilaabo Ukraine si uu u difaaco Ruushka, ciidammadiisuna ay gaari doonaan hadafkooda, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Interfax.

“Tani waa sida ay noqon doonto. Shaki kuma jiro. Ujeedooyinka gabi ahaanba waa cad yihiin,” ayuu Putin ku yiri hadal uu ka jeediyay garoonka y xaflad lagu xusayay Maalinta Cosmonautics ee Ruushka.

“Ujeeddada ugu weyn waa in la caawiyo dadka Donbas,” ayuu yi

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post