738 Views

Saraakiisha Ciraaq oo sheegay in koox hubaysan oo weerar ka geysatay Gobolka Karkur lagu dilay askar

Saraakiisha  Ciraaq oo  sheegay in koox hubaysan oo weerar ka geysatay Gobolka Karkur lagu dilay askar
____________________________________________________________________________

Axad: September 5, 2021

Saraakiisha ammaanka dalka Ciraaq ayaa sheegay in koox hubaysan oo weerar ka geysatay Gobolka Karkur lagu dilay ugu yaraan ilaa 5 askari oo boolis ah.

Saraakisha waxa ay tilmaameen in weerarkaasi uu xoogana oo ay wali wadaan uruurinta macluumadka khasaraha weerarka ka dhashay balse ilaa hadda ay xaqiijinayaan shanta askari ee ka dhimatay.

Sidoo kale Ciidamada Ciraaq ayaa mudooyinkii la soo dhaafay waxay la kulmayeen Weeraro Nuucaan oo kale ah oo ay kala kulmayeen Maleeshiyaadka daacish.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post