1173 Views

DEG DEG: Dib u dhac ku yimid Keenista meydka Cabdiraxmaan yariisow

DEG DEG: Dib u dhac ku yimid Keenista meydka Cabdiraxmaan yariisow
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL August 03,, 2019 —Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa Qaranimo Online  u xaqiijiyay in dib u dhac uu ku yimid keenista magaalada Muqdisho meydka marxuum Cabdiraxmaan Cumar Yariisow guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir.

 

Meydka Gudoomiyaha ayaa la keeni doonaa Berri galinka hore sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir.

 

 

 

Dad Boqolaal ah oo ku sugnaa garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ayaa dib ugu soo laabtay guryahooda, waxaana sidoo kale xusid mudan inta badan maanta in la xiray Wadooyinka Muqdisho.

 

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir ayaa xaqiijiyay in sababta ay tahay Farsamo dhanka duulimaadka ah.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment