840 Views

Bulshada Rayidka Soomaliya oo ka soo horjeedsaday hab-raacii doorashooyinka

Bulshada Rayidka Soomaliya oo  ka soo horjeedsaday hab-raacii doorashooyinka
____________________________________________________________________________

Talaado: August 24, 2021

Waxaa goor dhawayd bayaan soo saaray  Bulshada Rayidka Soomaliya oo  ka soo horjeedsaday hab-raacii doorashooyinka xildhibaanada Golaha Shacabka ee ay dhawaan soo saareen madaxda Golaha Wadatashiga Qaran.

Bayaan ay soo saareen kooxaha bulshada rayidka ayaa waxay welwel kaa muujiyeen geedi socodka doorashoyiinka dalka.

Sidoo kale Bulshada rayidka ayaa waxay farta ku fiiqeen in meesha laga saaray doorkii ay ku lahaayeen doorashada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post