1215 Views

Haweenka Sacuudiga oo loo ogolaaday inay xajin karaan maxram la’aan

Haweenka Sacuudiga oo loo ogolaaday inay xajin karaan  maxram la’aan
____________________________________________________________________________

June 15 2021

Waxaa hadalkan yiri Morten Boesen, oo ah dhakhtarka gaarka ah ee xiddigga xulka qaranka Denmark, Christian Eriksen.

Ciyaartoygan u dheela kooxda Inter Milan ayaa taagnida ka dhacay kaddibna miir daboolmay daqiiqadii 43-aad ee kulankii u dhaxeeyay Denmark iyo Finland, ee koobka Qaramada Yurub 2020-ka.

Cayaartaasi ayaa ka socotay garoonka Telia Parken oo ku taalla magaalada Copenhagen.

Qaar kamid ah Xiddiggaha ugu waaweyn kubadda cagta ee adduunka ayaa caafimaad deg deg ah u rajeeyay Eriksen.

Christian Eriksen ayaa sheegay inuu badqabo isagoo saaran sariirta cisbitaalka.

Sidoo kale Waa markii ugu horeysay oo uu hadlo tan iyo markii uu ku miir daboolmay garoonka, waxaana uu u mahad celiyay dhamaan taageerayaashiisa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post