627 Views

3 qof oo ku dhimatay Is-rasaasayn xalay ka dhacday caasimadda Jarmalka

3 qof  oo ku dhimatay Is-rasaasayn  xalay ka dhacday caasimadda Jarmalka
____________________________________________________________________________

June 21 2021 

Ugu yaraan 3 qof ayaa la sheegay in si xun loogu dhaawacay Is-rasaasayn saqdii dhexe ee xalay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Boon.

Wargeyska Maalinlaha ee The Bild waxa uu qoray inay Toogashadaasi ka dhacday Degmadda  lagu magacaabo Degmadda Arooska oo ku taalla Caasimadda dalkaasi ee Boon.

Dhibanayaasha la dhaawacay waxaa loola cararay Isbitaalka oo lagu daaweynayo.

Ninkii weerarkaasi geystay ayaa la sheegay inuu baxsaday, waxayna Ciiddanka bilaabeen Baaritaan, iyagoo go’doomiyey goobta ay Toogashadu ka dhacday.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post