456 Views

Madaxweynaha dalka Masar oo ka hadlay xaaladda dalka Libya shegayna in fara galinta laga daayo dalkaas

Madaxweynaha dalka Masar oo  ka hadlay xaaladda dalka Libya shegayna in fara galinta laga daayo dalkaas
____________________________________________________________________________

 June 21 2021 

Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah Al-Sisi ayaa ka hadlay xaaladda dalka Libya, isagoo sheegey in ay muhiim tahay in dadka Libya loo daayo in ay maslaxadeeda gartaan.

 Madaxweynaha dalka Masar  ayaa sheegay in waddamada caalamkana ay taageeraan dib u soo kabashada dalkaas.

Sidoo kale hadalka Madaxweynaha dalka Masar ayaa imaanaya Xili Dalka Tuirkiga marar badan oo sheegay in Dalkaasi Liibiya loo daayo siyaasiyiintooda in ay ka tashtaan aayaha dalkooda oo kaliya taageero dhaqaale iyo mid milatari la siiyo

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post