1008 Views

Abiy Ahmed oo doorashadii shalay waddankaasi ka dhacday ku tilmaamay mid taariikhi ah.

Abiy Ahmed oo  doorashadii shalay waddankaasi ka dhacday ku tilmaamay  mid taariikhi ah.
____________________________________________________________________________

.

Talaado: June 22 2021

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa doorashadii shalay waddankaasi ka dhacday ku tilmaamay inay ahayd mid taariikhi ah.

Waxaana maanta la sheegay in la bilaabay tirinta codadka doorashaddii baarlamaaniga ee dalkaasi ka qabsoontay shalay

Sidoo kale Doorashadan ayaa waxaa isku diiwaan-geliyay ilaa 37 milyan oo qof. Ra’iisul wasaare Abiy Axmed ayaa horay u ballan qaaday inuu Ethiopia ka qaban doono doorasho xor ah oo si furan loogu tartamo.

. Hase ahaatee waxaa doorashadii Isniinta hareeyey xubno ka tirsan mucaaradka oo qaadacay, deegaannada qaar oo doorashoodii la dib dhigay, iyo colaadda ka socota gobolka Tigray ee waqooyiga dalkaasi.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post