606 Views

Madaxweyne ku xigeenka Puntlandoo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 26-ka June.

Madaxweyne ku xigeenka Puntlandoo  shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda  26-ka June.
____________________________________________________________________________

Sabti: June 26 2021

Mudane Axmed Karaash, ayaa ku hambalyeeyay dhammaan dadka Soomaaliyeed sannad-guurada 61-aad ee ka soo wareegtay 26-kii June 1960, markaas oo Gobollada waqooyi ee Soomaaliya ka xornimadooda ka qaateen Gumeystihii Ingiriiska.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa sheegay in 26-ka June qiima badan ugu fadhido umadda Soomaaliyeed, maadaama ay tahay markii u horraysay oo calan Soomaali leedahay oo xor ah laga taago Gobollada waqooyi ee dalka.

Hambalyo dhammaan ummada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan Sanad guurada 61-aad ee kasoo wareegtay markii u horaysay ee Calan Soomaliyeed laga taago ciiddeena 26 June 1960.” Ayuu yiri Axmed Karaash

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post