873 Views

Qoraaga buugga The New Black Awakening oo sharraxaya tabashooyinka dadka laga tirada badanyahay

Qoraaga buugga The New Black Awakening oo sharraxaya tabashooyinka dadka laga tirada badanyahay
____________________________________________________________________________

Sabti: June 26 2021

Dhawaan waxaa dalka Mareykanka maamuus loo sameeyey, fasaxna laga dhigay maalintiii la soo gabgabeeyey addoonsiga dadka madow ee dalkan Mareykanka.

Inkasta oo addoonsiga la soo gabgabeeyey, hadana waxaa jirta tabashooyin ay dadka madow iyo guud ahaan kuwa laga tirada badanyahay ee dalkani ay qabaan, gaar ahaana cadaalada, booliska iyo fursadaha dhaqaale abuurista oo mararka qaar aysan qeybtooda helin.

Sidoo kale Dr Kayse Yasin Farah oo ah dhaqtar cudurada Ilkaha ku taqasusay, sidoo kalena dhaqtar u ahaa ciidamada Bada ee Mareykanka ayaa qoray buug uu kaga hadlayo dhibaatooyinka dadka madow ee dalkan, waxaana buuggan ugu magac darey “The New Black Awakening”.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post