858 Views

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug oo gaaray Garoowe

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya  iyo Galmudug  oo gaaray Garoowe
____________________________________________________________________________

April 11-4-2021

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda  Xukuumadda xilgaarsiinta Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal.

Wafdiga  oo ay ku jiraan Wasiirro ka tirsan maamulka Galmudug  ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Magaalada  Garoowe kusoo dhaweeyay Mas’uuliyin ka tirsan dowlad Goboleedka Puntland.

Ujeedka Socdaalka wefdiga ka socda dowaldda Soomaaliya ee tegay Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu sheegay wareejinta maxaabiis muddo Garoowe ugu xiran burcadbadeednimo.

Dhawaan Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Galmudug ayaa tegay Magaalada Garoowe, iyaga oo Puntland kala hadlay sidii Maxabista Reer Galmudug eek u xiran Xabsiga Garoowe loogu wareejin lahaa dowladda, iyada oo Puntland ay ogolaatay

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post