300 Views

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Malaayiin Dollar

Mareykanka oo Soomaaliya ugu deeqay Malaayiin Dollar
____________________________________________________________________________

 Talaado: SEPTEMBER 19, 2022

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in Soomaaloya ugu deeqday $700 oo milyan oo yabooh si wax loofa qabto Abaaraha saamaynta u geystay dadka iyo xoolaha qeybo kamid ah dalka.

Qoraal kooban oo ka soo baxay Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa waxaa lagu yiri

“Dadka Maraykanku waxa ay bixiyeen in ka badan $700 milyan ilaa maanta si ay wax uga qabtaan dhibaatada abaarta ee wax yeelaysa ku dhawaad ​​kala badh dadka #Soomaaliya. @OCHASom iyo @USAIDSomalia waxay si degdeg ah u kordhiyeen dadaallada gargaarka si ay u bixiyaan gargaar degdeg ah. Wax badan waa inay ku biiraan dadaalkan”.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post