942 Views

Magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh oo dadkii dagana uga baxsanayaan xayiraadda coronavirus

Magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh oo dadkii dagana  uga baxsanayaan  xayiraadda coronavirus
____________________________________________________________________________

Axad: June 27 2021

Dad aad u badan ayaa buux dhaafiyay goobaha gawaarida laga raaco ee magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh, si ay uga baxsadaan xayiraadda coronavirus ee lagu soo rogay magaalada.

Xayiraaddan oo berri dhaqan geli doontaayaa waxay ku qasbeysaa qof walba oo ku nool Bangladesh inuusan ka bixin gurigiisa, ila xaalad deg deg ah maahee.

Sidaas darteed, dadka ayaa ka qaxaya magaalada ciriirga ah iyaga oo doonaya inay aadaan tuulooyinkooda.

Kiisaska Covid ee dalkaas ayaa aad u kordhay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post