1104 Views

Ganacsatada xaafadda Islii oo doortay Gudoomiye cusub

Ganacsatada xaafadda Islii oo doortay Gudoomiye  cusub
____________________________________________________________________________

Isniin: June 28 2021

Ganacsatada Suuqa Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi ayaa doortay guddoon cusub oo badali doona guddoomiyihii hore ee gudiga Ganacsatada Suuqa Islii oo dhowaan u geeriyooday cudurka COVID19.

Munaasabad lagu caleema saarayay xubnaha cusub ee guddigaan ayaa lagu qabtay magaalada Naiorbi.

Sidoo kale Arrintan ayaa imaanaysa xilli Xaafadda Islii wali laga dareemayo cabsi la xiriirta afduubka Gabdhaha Soomaalida.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post