915 Views

Xuseen Cabdi Xalane “ farmaajo waa dadka Jecel inay bulshada kiciyaan sida banaanbaxyada Teamkii Tayo waa uu ka tagay Dawo Muqalka..

Xuseen Cabdi Xalane “  farmaajo waa dadka Jecel inay bulshada kiciyaan sida banaanbaxyada Teamkii Tayo waa uu ka tagay Dawo Muqalka..
____________________________________________________________________________

Musharax  Madaxweyne Xuseen Cabdi Xalane   2021 waxa uu siyaabo kala duwan uga hadlay xaalada Dalka iyo siyaasada dalka Xiligaan lagu Hogaaminayo, waxa uuna sheegay in siyaasad Xumo ay haatan Dalka ka jirto. 

Musharax  Madaxweyne Xuseen Cabdi Xalane   2021- ayaa ka hadlay markii uu Noqday Wasiirkii maaliyada Xukuumadii Cumar C/rashiid, waxa uuna meesha ka saaray in Xiligaas uu dalka soo gali jiray dhaqaale badan, gaar ahaan Dekada iyo Garoonka Muqdisho oo somalida Xiligaas ay aaminsanaayeen in dhaqaale badan ka soo Xaroodo. 

Musharax  Madaxweyne Xuseen Cabdi Xalane   2021 oo Waraysi siiyay Barnaamijka Hanoolaato ayaa uga warbixiyay xaalada dalka sida uu ahaa Markii uu Noqday Wasiirkii Maaliyada Xukuumadii Cumar C/rashiid iyo siday u soo dhiseen dhaqaalaha Xiligaas iyo Dalka suu ahaa. 

Sidoo kale Xalane ayaa ka hadlay xaalada Team uu sheegay in ay ka wada tirsanaayeen Madaxweyne Farmaajo, oo ahaa Tayo. Waxa uuna sheegay in uu ka dhaqaaqay Farmaajo Teamkaas oo uu ka tagay.

Warbixinta oo dhameesstiran Halkaan Hoose ka daawo 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post