1608 Views

5 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan oo lagu dilay xuduudka dalka Afganistan.

5  Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan oo lagu dilay  xuduudka dalka Afganistan.
____________________________________________________________________________

Khamiis: Luliyo 1 2021

Ugu yaraan 2 Askari oo ka tirsan Milliteriga Pakistan ayaa lagu dilay rasaas ay ku soo fureen Maleeshiyo aan la aqoonin oo ku sugnaa gudaha xuduudka dalka Afganistan.

Ciiddanka Pakistan ee ku sugnaa Bar Milliteri oo ku taalla Gobalka Waqooyiga Waziristaan waxay ka fal-celiyeen Rasaasta looga so furay xuduudka Gobalka Paktika ee dalka Afganistan.

 Qoraal ka soo baxay Taliska Milliteriga Pakistan waxay ugu baaqeen dhigooda dalka Afganistan in ay maareeyaan Ammaanka ee dhinaca Xuduudkooda.

Qoraalka waxaa lag xusay inay Pakistan si xoogan u camaaraynayaan in dalka Afganistan loo adeegsado dhaqdhaqaaqyada Argagixisadda ee ka dhanka ah Pakistan.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post