582 Views

Cayaartii dhex martay Scotland iyo London tagerayasha Scotland Tagay London laga helay 1,991 COVID-19

Cayaartii dhex martay Scotland iyo  London tagerayasha  Scotland Tagay London laga helay 1,991 COVID-19
____________________________________________________________________________

Khamiis: Luliyo 1 2021

Sida ay xaqiijisay hay’adda Caafimaadka Scotland ugu yaraan 1,991 oo qof oo ka mid ahaa taageerayashii xulka Scotland oo London kaga qayb galay cayaartii dhex martey Scotland iyo England ayaa laga helay xanuunka COVID-19.

Scotland ayaa sheegtay in saacadihii la soo dhaafauy ilaa 2000 oo kiis oo cusub la helay tan iyo ciycaartii dhex martay Xulka Scotland  iyo London

Sidoo kale Hay’ada Caafimaadka ee Scotland in taageereyaashan ay garoonka ku daawadeen ugu yaraan hal ama laba ciyaarood, iyadoo tirada kiisaskuna ay sii kordheyso.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post