705 Views

muhaajiriin ku qaraqmay badda ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalkaTunisia.

muhaajiriin  ku  qaraqmay badda ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalkaTunisia.
____________________________________________________________________________

Sabti: Julay 3, 2021

Ugu yaraan 43 qof oo muhaajiriin ah ayaa qaraqmay badda ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalkaTunisia.

In ka badan 80 qof oo ka mid ahaa rakaabkii saarnaa doonida degtay ayaa waxaa soo badbaadiyay ciidamada badda ee dalka Tunisian.

Donta degtay ayaa waxay ka soo shiraacatay dekadda Zuwara, ee dalka Liibiya, waxa ayna ku sii jeeday dalka Taliyaaniga.

Muhaajiriintii saarnayd doonta degtay ayaa sida la sheegay waxay u kala dhasheen dalalka Masar, Sudan , Eritrea iyo Bangladesh.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post