1026 Views

Afarta July Maraykanka oo u Dabaal dagaya 245 guuradii xilligii xorriyadda ka qaatay Ingiriiska

Afarta July Maraykanka oo u Dabaal dagaya 245 guuradii  xilligii  xorriyadda ka qaatay Ingiriiska
____________________________________________________________________________

Axad: Julay 4, 2021

Dabbaaldegga Afarta July oo ah maalinta xorriyadda Mareykanka ayaa ah munaasabad ku weyn dadka iyo dowlada Mareykanka, waxaana laga joogaa 245 sano xilligii Mareykanku uu xorriyadda ka qaatay Ingiriiska.

Labadii sano ee la soo dhaafay Afarta July waxaa jiray Xanuunka COVID-19 oo saameyn xooggan ku yeeshay hababka ay dadku u maamuusi jireen munaasabadda xorriyada.

Haddaba, iyadoo munaasabadda sanadkan ay ku soo aadeyso xilli inta badan la qaaday xayiraadihii COVID-19, dabaaldegyada sanadkani ma noqonayaan kuwa ka bedelan sanadkii hore ee 2020? Maxayse uga dhigan tahay maanta shacabka Mareykanka?

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post