1026 Views

Guddoonka guddiga doorashada Koonfur Galbeed Soomaaaliya oo la doortey goor dhawayd

Guddoonka guddiga doorashada Koonfur Galbeed Soomaaaliya oo la doortey goor dhawayd
____________________________________________________________________________

Isniin: July 5, 2021

Doorashada Guddoonka Guddiga maamulaya doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa saaka oo Isniin ah ka qabsoontey SKI hotel oo deegaan ku meel gaadha u ah guddiga.

Murashixiinta xilka guddoomiyaha waxaa isku soo sharaxay:

1. Yusuf Cabdulqaadir Maxamed

2. Maxamed Cabdullaahi Sh Xasan

Natiijada doorashada: Xubnaha soo xaadiray waxey ahaayeen 11 xubnood.

– Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed waxa uu helay 10 xubnood, halka Maxamed Sh Cabdullaahi Xasan uu helay 1 cod.

Mudane Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed, ayaa noqday guddoomiyaha cusub ee guddiga maamulka doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post