687 Views

Jabuuti oo dekadda Doraleh ku dartay qeyb xoolaha kaliya laga dhoofiyo

Jabuuti oo dekadda Doraleh ku dartay qeyb xoolaha kaliya laga dhoofiyo
____________________________________________________________________________


Talaado: July 13, 2021

Dowladda Djibouti ayaa qeyb cusub oo si gaar ah u qaabilsan dhoofinta xoolaha loo qaadayo Sucuudiga sanadkan ka furtay dekadda Shiinuhu u dhisay.

Dekadda Jabuuti oo ka mid ah kuwa afrrika ugu wayn ayaa  ku taal degmada Doraleh ee duleedka magaalada Djibouti.

Sidoo kale Jabuuti ayaa ah dal ilaha dhaqaale uu ka soo galo dekadda iyo Xerooyin milatari oo ay halkaas ku leeyihiin Dalalka horay u maray sida chaina USA iyo Faranca halkaas oo ay ka hesho dhaqaalaha ugu badan Miisaaniyad sanadeedka dalkaasi jabuuti.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post