2997 Views

Sawiro:-Wariye Maxamed Ibraahin Gaabow Oo Maanta Muqdisho Lagu aasay

Sawiro:-Wariye Maxamed Ibraahin Gaabow Oo Maanta Muqdisho Lagu aasay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 12 2017 —-Waxaa maanta Magaalada Muqdisho aas loogu sameeyay Suxufi Maxamed Ibraahin Gaabow oo shalay lagu dilay qarax loogu xiray gaari uu watay, xilli uu maraayay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.

Suxufigaan ayaa lagu aasay Qabuuraha Barakaat ee Magaalada Muqdisho, waxaana aaskiisa ka qayb galay Bahda Saxaafadda iyo Afhayenka Maamulka Gobolka Banaadir.

Suxufiyiintii aaska ka qayb gashay ayaa ka tacsiyadeysay geerida Marxuumka, waxayna Dowladda Somaliya ka dalbadeen in cadaaladda la horkeeno dadkii ka dambeeyay dilka Suxufigaan.

2 2 3 4 bbbbbbbbb

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment