717 Views

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo laashey sharci oggolaanaya Ilmo iska soo rididda

Maxkamadda Sare ee Mareykanka oo laashey sharci oggolaanaya Ilmo iska soo rididda
____________________________________________________________________________

Sabti: June 25, 2022

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa laashay Sharciga “Roe v Wade” ee qeexayay xuquuqda haweeneyda ay u leedahay in ay iska soo rido ilmaha uurkeeda ku jira 15 Asbuuc ee ugu horreeysa.

Maxkamadda Sare ayaa sheegtay in Gobol kasta oo ka tirsan Mareykanka uu u madax bannaan yahay fulinta iyo xadida go’aanka Maxkamadda ay ku laashay sharcigan taariikha ah.

Sharcigan oo soo jiray  tan iyo 1973,  waa mid kamid ah qoddobada uu muranka badan ka taagan yahay Gudaha Mareykanka, kaasi oo siyaasad ahaan la isku khilaafsan yahay.

Ururada u dhaqdhaqaaqa in la joojiyo Ilmo iska soo ridda ayaa soo dhoweeyay go’aanka Maxkamadda Sare ee Mareykanka, halka kuwa oggolna ay dhigeen Dibadbaxyo ay kaga dhiidhiyeen laalida Sharciga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post