1563 Views

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay xilkii Wasiirka Warfaafinta

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si degdeg ah u magacaabay xilkii Wasiirka Warfaafinta
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 1, 2019 – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow si degdeg ah u magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta, kaasoo saacado ka hor uu iska casilay Daahir Maxamuud Geelle.

Xilka Wasiirka Warfaafinta ayaa loo magacaabay Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ahaa Wasiirkii Ganacsiga.

Sidoo kale xilka Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ayaa loo magacaabay Eng. C/llaahi Cali Xasan. 

Mudane Eng. C/llaahi Cali Xasan ayaa ka mid ahaa Musharaxiintii isu soo taagtay Doorashada xilka Madaxweynaha 2017, inkastoo uu markii dambe ka tanaasulay.

 

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment