1044 Views

Ordegan iyo Madaxweynaha Yahuuda oo Taleefoonka ku wada hadlay

Ordegan   iyo  Madaxweynaha Yahuuda oo Taleefoonka ku wada hadlay
____________________________________________________________________________

.

Talaado: July 13,  2021

 M/weynaha dalka Turkiga Rajap Tayip Ordegan oo qadka taleefoonka ku wada hadlay markii ugu horeysay ayaa ka wada hadlay suurtagalnimada xiriir diblomaasiyaad labada dhinac dhex mara iyo xaaladda
Falastiin.


Warbaahinta Turkiga ayaa sheegay in Rajap Tayip Ordegan iyo Isaac Hersog ay si gaar ah uga wada hadleen xal u helida dhibaatada ka taagan dhulka
Falastiin.


Warbaahinta Yahuudana waxay sheegtay in labada m/weyne ay isla garteen inay sii socdaan wada hadalada madaxda Turkiga iyo Israel.


Waxaa ka horey wada hadal kale oo shalay dhex maray m/weynayaasha Turkiga Rajap Tayip Ordegan iyo Falastiin Max’ud Cabaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post