606 Views

Yemen oo guulo ka sheegatay dagaalka ay kula jirto maleeshiyaadka Xuutiyiinta

Yemen oo guulo ka sheegatay dagaalka ay kula jirto maleeshiyaadka Xuutiyiinta
____________________________________________________________________________

Arbaco: July 14, 2021

Dowladda Yemen ayaa sheegtay inay dhul ballaaran ka qabsatay maleeshiyada Xuutiyiinta ee ay dagaalka kula jirto, kaddib dagaal xooggan oo ay ku qaaday gobolka Ma’rib.

Dowladda taagta daran ee heysata aqoonsiga caalamka ayaa waxaa dhinaca dagaalka ka taageera xulifada Suniyiintaa ee uu Sucuudigu hoggaamiyo.

Sidoo kale Suniyiinta ayaa arintaas wali jawaab ka bixin,  waxayna tani tahay Guushii ugu horaysay mudooyinkaan ay gaaraan Dowlada taagta daran oo ay taageerto Sacuudiga

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post