450 Views

Alshabaab oo Gubay Tuulooyin Badan oo Hoosyimaado Degmada Matabaan Kadib Duqayntii Shalay

____________________________________________________________________________

Isniin: August 8, 202

Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir Maxamed oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya, isla-markaana ka soo jeeda gobolka Hiiraan ayaa shaaca ka qaaday in xoogaga Al-Shabaab ay gubeen tuulooyin ku yaalla gobolkaasi.

Xildhibaan Maxamed Cabduqaadir ayaa sheegay in xubnaha Al-Shabaab oo maalmahaan isku uruursanayey inta u dhexeysa degmooyinka, Beledweyne, Maxaas iyo Matabaan ay saaka qaraxyo ku burburiyeen ceelashii biyaha ee ay isticmaali jireen dadka deegaanka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post