1017 Views

Ciidamada Hiiraan oo qabtay haweeney dishay ninkeeda

Ciidamada Hiiraan oo qabtay haweeney dishay ninkeeda
____________________________________________________________________________

Khamiis: July 15 2021

Wararka imaanaya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen haweenay ninkeeda oo macalin dugsi ahaa ku dishay Magaaladaasi.

Macalinka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray  Cumar Macalin Muxumed, waxaana la sheegay in  xaaskiisa ay siisay cunno Sumeeysan isaga oo u Geeriyooday suunti la siyeey markii dambe.

Dhacdadan ayaa waxaa ay ka dhacday Xaafadda Xaawo-taako ee Magaalada Beledweyne ee gobolka hiiraan.

Sidoo kale Wararka ayaa intaasi ku daraya in in macalinka u Dhawaan Guursaday Gabadha Suunta ugu Dartay Raashinka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post