1119 Views

Xisbiyada Kulmiye iyo UCID ee Somaliland oo heshiis gaaray

Xisbiyada Kulmiye iyo UCID  ee Somaliland oo heshiis gaaray
____________________________________________________________________________


Sabti: July 17, 2021

Xaflad lagu shaacinayay heshiiska dhexmaray Isbahaysiga xisbiga Kulmiye iyo garab ka mid ah xisbiga UCID oo ku saabsanayd shaacinta musharaxiinta Shir guddoonka Golaha Wakiillada ee cusub, ayaa lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa.

Xafladda ayaa waxa fadhiyay 11 xildhibaan oo ka tirsan xildhibaannada xisbiga UCID uga soo baxay doorashadii Golaha Wakiillada oo ay wehelinayaan Musharaxii Madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga UCID ee doorashadii hore.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post