870 Views

R/wasaare Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socday midowga Yurub iyo Norway

R/wasaare Rooble oo kulan la qaatay wafdi ka socday midowga Yurub iyo Norway
____________________________________________________________________________

Axad: July 18, 2021

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Muqdisho waxaa uu kulamo goonni goonni ah uu la qaatay Danjiraha Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga & Ergayga gaarka ah ee Norway Heidi Elburgi Johansen.

Masuuliyiintan ayaa ka wada hadlay arrimaha doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaare Rooble.

Xubnahan ka socday Midowga Yurub iyo Norway ayaa balan qaaday in ay R/wasaare Rooble ka taageeri doonaan dhaqaalaha ku baxayo doorashooyinka Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post