690 Views

Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka oo ka hadlay sababta Mareykanka dib ugu billaabay duqeymihii Soomaaliya

Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka oo  ka hadlay sababta Mareykanka  dib ugu billaabay duqeymihii Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Axad: july 25 2021

Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka Lloyd Austin ayaa ka hadlay sababta Mareykanka uu dib ugu billaabay duqeymihii Soomaaliya ee lala beegsanayey kooxda Al-Shabaab.

Mareykanka ayaa duqeyntii ugu horreysay Soomaaliya ka fuliyey toddobaadkii tegay kadib in ka badan lix bil oo aysan duqeymo ka gaysan dalka.

Xoghaye Austin ayaa u sheegay idaacadda VOA in sababta ay ay Maryakanka u qaadeen duqaymihii tododbaadkii hore lala beegsaday maleeshiyada Al-Shabaab ay tahay in ciidamada Soomaaliya ay xoojiyene weerarrada ka dhanka ah mintidiinta Al-Shabaab.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post