1359 Views

Ugaandha oo lagu soo Rogay Xayiraado Cusub oo Covid 19 ah

Ugaandha oo lagu soo Rogay Xayiraado Cusub oo Covid 19 ah
____________________________________________________________________________

Sabti: July 30 2021

2. Boda bodas waxaa loo oggol yahay hal rakaab ama xamuul ilaa 6:00 fiidnimo, iyagoo xiranaya maskiga.

3. Kikuubo ganacsatada jumlada ayaa sii furnaan.

4. Waa in suuqyada iyo dukaamada laga furaa gelitaan iyo ka bixitaan u go’an, SOPs waa in la ilaaliyaa, haddii la fulin waayo waxay horseedi doontaa in la xiro.

5. Aroosyada iyo aaska waxaa ka qeyb gali kara 20 qof tiro ahaan.

6. Goobaha cibaada wexey sii xirnaan doonaan 60 maalmood.

7. Isboortigu waa in uu sii socdaa iyada oo aan daawadayaal lahayn.

8. Dhaqdhaqaaqyada isboortiga ee bannaanka ayaa la oggol yahay.

9. Jiimka wuu sii xirnaan doonaa.

10. Makhaayadaha wey sii furnaan.

11. Saloonnada waxaa loo oggol yahay inay ku shaqeeyaan iyadoo si adag loo ilaalinayo SOPs.

12. Iskuuladu wali way xiran yihiin. Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasaaradda Caafimaadka waa inay kulmaan. Waxbarashadu waa inay sii socotaa.

20% shaqaalaha xafiiska waa in loo oggolaadaa inay shaqeeyaan.

13. Gaadiidka gaarka loo leeyahay sedex oo darawel ka ku jiro.

14. Garoonka Entebbe ayaa sii ahaan doona mid furan.

15. Baabuurta xamuulka waxa lo ogol yahay darawelka iyo caawiyihiisa.

16. Basaska iyo tagaasida inay ku shaqeeyaan 50% rakaab ah.

Inta ayaa ugu muhiimsaneyd

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post