939 Views

Villa Soomaaliya oo wada in ay Bari is casilaan Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Rooble

Villa Soomaaliya oo wada   in ay Bari  is casilaan Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Rooble
____________________________________________________________________________

Axad: August 8 2021

 Wararka ka imaanaya Madaxtooyadda Soomaaliya caawa ayaa sheegaya in laga abaabulayo halkaas in ay is casilaan Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada Xukuumadda Rooble, oo saacadihii la soo dhaafay soo shaac baxay Qilaafka u dhaxeeya asaga iyo Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday.

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in Rooble uu ka sii baaraan dagay arintaas oo uu sii diyaariyay wasiirada lagu wado in ay is Casilaan oo ay ka mid yihiin, Wasiirad Khadiijo Maxamed Diiriye,  Wasiir Jamaal., Wasiirka gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Wasiirka maaliyada iyo Raisal wasaare ku-xigeenka Mahdi guuleed dadkii badali lahaa.

Sidoo kale llo Xog-ogaal ah oo ka kala tirsan Xafiisyada Farmaajo iyo Rooble, ayaa sidaas u Xaqiijiyay saxaafada saacadihi la soo dhaafay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post