447 Views

Dowlada Marroco oo isu diyaarineysa aaska wiilkii yaraa ee Rayan

____________________________________________________________________________

isniin: February 7, 2022

Rayan Oram wuxuu ku dhacay ceel 32m (104ft) 1dii Febraayo, taasoo dhalisay dadaallo adag oo lagu badbaadinayo isaga oo soo jiitay indhaha caalamka oo dhan, kadibna geeriyooday sacaddo un kadib markii la soo badbaadiyay.

Aaska wiilka ayaa maanta oo isniin ah lagu qaban xaafadiisa oo ku taal waqooyiga buuraha Rif halkaas oo ah goobta ay musiibadan ka dhacday.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post