627 Views

Xubno ka tirsan Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo kusii jeeda Dhuusamareeb

Xubno ka tirsan Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo kusii jeeda Dhuusamareeb
____________________________________________________________________________

Moqdisho,August 09, 2021 —Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, Mohamed ibraahim Barre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka u safray Dowlad Goballeedka Galmudug.

Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku wajahan Galmudug oo ka kooban 7 xubnood ayaa goobjoog u noqon doona Doorashada Aqalka sare ee senatorada kasoo baxaya Dowlad Goboleedka Galmudug oo ka bilaabmi doonta Dhuusamareeb.

Xubnaha Guddiga xalinta khilaafaadka diorashooyinka ayaa horay goobjoog uga noqday doorashooyinkii ka dhacay Magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post