903 Views

Uhuru Kenyatta oo sheegay in ‘Waa’ cusubi u baryay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

Uhuru Kenyatta  oo  sheegay in ‘Waa’ cusubi  u baryay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya
____________________________________________________________________________

 

Arbaco: August 11, 2021

 Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo Mombasa kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in ‘Waa’ cusubi uu u baryay xiriirka Soomaaliya iyo Kenya”.

Uhuru wuxuu ku baaqay in la dardargeliyo hirgalinta Guddiga Iskaashiga ee Wadajirka ah, wuxuu kale oo ku baaqay in “muranka badda loo xalliyo si saxiibtinimo leh”.

Kenyatta wuxuu soo dhoweeyay soo celinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal. Toddobaadkii hore Wasiirka Arrimmaha Dibedda Kenya Raychelle Omamo ayaa booqasho ku timid Soomaaliya.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post