852 Views

UK oo ballan qaaday in ay kumanaan qaxooti reer Afghanistan ah magan gelyo siinayso

UK  oo  ballan qaaday in ay kumanaan qaxooti reer Afghanistan ah magan gelyo siinayso
____________________________________________________________________________


Arbaco: August 18, 2021

Xukuumadda Ingiriiska ayaa ballan qaaday in ay kumanaan qaxooti reer Afghanistan ah magan gelyo ka siinayso dalkeeda kuwaas oo ka qaxayaa dalkaas oo ay Daalibaa qabsadeen.

Qorshahan cusub ayaa ah in ilaa 20,000 oo qof oo reer Afghanistan ah la dejin doono waddanka Ingiriiska dhawrka sano ee soo socda.

Boris Johnson ayaa sheegay in ku dhawaad ​​20 sano laga joogo weeraradii 9/11, taas oo horseeday in xulafada Nato ay tagaan Afghanistan “si ay u sameeyaan wax kasta oo aan awoodno si aan u xasilino Afghanistan”.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sidoo kale yiri “waan ku guuleysanay howlgalkaas” waxaana la burburiyay xerooyin tababar oo ku yaal Afghaanistaan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post