636 Views

Shirkkii dardar gelinta arrimaha doorashooyinka dalka oo lagu wado in uu saakay furmo

Shirkkii dardar gelinta arrimaha doorashooyinka dalka oo lagu wado in uu saakay furmo
____________________________________________________________________________

Sabti: August 21, 2021

Waxaa saakay lagu wadaa in muqdisho uu ka furmo shir ku saabsan dardar gelinta arrimaha doorashooyinka dalka, kaas oo u dhexeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, oo uu weheliyo gobolka Banaadir.

Dhammaan madaxda kale ee dowlad goboleedyada ayaa ku sugan magaalada Muqdisho, marka laga reebo madaxweyne Deni oo saacadaha soo socda ku sii jeeda halkaas.

Sidoo kale Shirka ajandihiisa lagu sheegay diyaarinta habraaca doorashooyinka Aqalka hoose iyo raadinta dhaqaalaha ka dhiman hirgelint doorashooyinka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post