756 Views

Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Hirshabeelle oo ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkaas

Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan Hirshabeelle oo ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkaas
____________________________________________________________________________

.

Isniin: August 23, 2021

Afhayeenkii Maamulka Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cabdi Muumin Cilmi Iidow ayaa xalay ku dhawaaqay inuu iska Casilay xilkii Afhayeenimo ee uu haayay Maamulka Gobolkaas.

Cabdi Muumin oo Qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa waxaa uu ku xaqiijiyay inuu xilka Afhayeenka Gobolka iska Casilay, isla markaana waxaa uu boggaadiyey Ciidanka la magac baxay Badbaabada Hiiraan ee la wareegay Xaruntii Maamulka Gobolka.

Sidioo kale Sababta keentay is casilaadiisa Cabdi Muumin ayuu ku sheegay in siyaasiyiin ku sugan Magaalada Baladweyne ay ugu hanjabeen inay dilayaan Ugaas Yusuf Ugaas Xasan Ugaas Khalif iyo Nabadon Cilmi Hagar Guure oo kamid ah Nabadoonada Hiiraan. Nabadon Cilmi Hagar Guure oo kamid ah Nabadoonada Gobolka Hiiraan” ayuu yiri Cabdi Muumin.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post