1572 Views

Dagaal dhexmaray beeraleey oo ka dhacay duleedka Beledweyne

Dagaal dhexmaray beeraleey oo ka dhacay duleedka Beledweyne
____________________________________________________________________________

Jimco August 27, 2021

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Dagaal saacadihii lasoo dhaafay maleeshiyaad hubeysan ku dhex maray beeraley ah  ku sugnaa duleedka Beledweyne.

Maleeshiyaadka ka dambeeyey weerarka ayaa waxaa lagu soo warramayaa inay goobta ka baxsadeen, kadib dhacdadaasi, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah.

Sidoo kale Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkan oo ka dhacay deegaanka Banka ku dhintay ugu yaraan 5 qof, halka ay ku dhaawacmeen labo kale, kuwaas oo dhammaantood ah dad shacab ah..

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post