477 Views

Qaraxii garoonka Kabul kadib Mareykank iyo xulufadiisu Afghanistan ma uga bixi doonaa wakhtigii lagu heshiiyay

Qaraxii garoonka Kabul kadib Mareykank iyo xulufadiisu Afghanistan ma uga bixi doonaa wakhtigii lagu heshiiyay
____________________________________________________________________________


Sabti: August 28, 2021

Qaraxii garoonka Kabul kadib Mareykank iyo xulufadiisu Afghanistan ma uga bixi doonaa wakhtigii lagu heshiiyay oo ku eg 31-ka bishan Agosto.

Wararka ayaa sheegaya in hadii ay faarujiyaan Garoonka Babul qofka  maamuli doona garoonka diyaaradaha ee Hamid Karzai, taasi oo sjaki badan ka taagan yahay

Sidoo kale Garoonka Kabul ayaa 48 saac kadib waxa uu wali yahay mid mshquul ah kadib Qaraxii ay ka fuliyeen Kooxda ISIS oo ay ku dhinteenb 200 oo qof oo 14 Ciidamada Maraykanka ka midyihiin.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post