951 Views

Weerar ay qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya oo lagu laayay Caruur.

Weerar ay  qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya oo lagu laayay Caruur.
____________________________________________________________________________

May 2-2021

4 canuf  ayaa lagu dilay weerar ay  qaaday kooxda PKK ee waqooyiga Siiriya, sida laga soo xigtay Wasaaradda Difaaca Qaranka ee Turkiga.

Kooxda ayaa sideed madfac iyo gantaalo ku garaacday aaga laanta Howlgalka Olive ee gobolka Afrin ee dalka Suuriya.

Wasaaradda ayaa sheegtay in sidoo kale hooyada dhashay cunugga iyo qof kale oo rayid ah ay ku dhaawacmeen weerarka.

Tan iyo 2016-kii, Turkiga wuxuu bilaabay seddex hawlgal oo lagula dagaallamay kooxda PKK, kuwaa oo la wiiqayooda dagaal ee  Suuriya. Waxaana  Ururkaan u dagaalama qadiyada gobolka kurdishtaan ee Suuriya.

In ka badan 35-sano oo ay ku jirtay olole argagixiso oo ka dhan ah Turkiga, PKK  ayaa loo diwaan galiyay urur argagixiso, waxaana wadamad u aqoonsan ka mid ah Turkiga, Mareykanka, iyo EU-da,iyada oo  ay iska hor imaadyada intaasi socday ay galaafteen ugu yaraan 40,000 oo qof, oo ay ku jiraan haween iyo carruur.

Office Nairobi  Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post