696 Views

Ganacsiga Soomaalida oo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhisaya dhismooyin Casri ah

Ganacsiga Soomaalida oo  magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka dhisaya dhismooyin Casri ah
____________________________________________________________________________

Axad: August 29, 2021

 Ganacsiga Soomaalida, gaar ahaana kan guryaha ayaa beriyihii lasoo dhaafay kusii fidayay degmooyinka kala duwan ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana inta badan ganacsigaasi maalgashanaya, gacantana ku haya gacansato qurbajoog Soomaaliyeed ah oo dib ugu soo laabtay Geeska Africa.

Ganacsata maalgashiga ka wada magaalada Nairobi waxaa kamid ah Cabdiqaadir Axmed Muudeey oo ka yimid UK, islamarkaana maalgashaday shirkadda guryaha dhista ee Sell Push oo uu ka hirgaliyay Nairobi.

Sidoo kale Haddaba maxay tahay faa’idooyinka uu ganacsigani uu u leeyahay bulshada Soomaalida Kenya?

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post