1083 Views

Toban gaari oo baabuurta dagaalka oo maamulka puntland ku wareejiyeen maamulka Galmudug.

Toban gaari oo  baabuurta dagaalka oo maamulka puntland ku wareejiyeen maamulka Galmudug.
____________________________________________________________________________

Axad: August 29, 2021

Toban gaari oo 8 ka mid ah ay yihiin baabuurta dagaalka ayaa maamulka puntland waxay maanta ku wareejiyeen maamulka Galmudug.

Gaadiidkaan ayaa la sheegay in loogu tala galay in looga qeyb qaato howlgalka Al-Shabaab looga saarayo deegaanada Galmudug.

Qaar kamida deegaanada Galmudug waxaa ku sugan dagaalamayaal katirsan Al-Shabaab, iyadoo dhawaan ay la wareegeen magaalada camaara ee koonfurta gobolka Mudug.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post