825 Views

Ciidanka Minishiibiyada Xamar oo bur-buriyay Goobo ganacsi

Ciidanka Minishiibiyada Xamar oo bur-buriyay Goobo ganacsi
____________________________________________________________________________

Arbaco: September 1, 2021

Ciidanka Minishibiyada Gobolka Banaadir ayaa Maanta waxay burburiyeen goobo ganacsi oo kuyaalla degmada Xamar-weyne ee Caasimadda Muqdisho .

Sigaar ah  goobaha la burburiyay ayaa Lasoo warinaaya iney ku kala yaallaan suuqa dahabka illaa Agaggaarka xarunta Muqdisho Mall .

Waraka ayaa sidoo kale waxa ay sheegayaan in bur-burintaankan uu yimid  kadib markii cabasho xooggan ay muujiyeen qaar kamid ah  ganacasatadda waa ween ee suuqa xamar-weyne .

Sidoo kale ganacsatadda suuqa ayaa sheegay inay waayeen meello loo soo maro Xarumaha Ganacsigooda .

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post